ITALY VS IRELAND: Shaxda & safafka ay caawa u badan tahay inay kusoo galaan (98.9%)

(Stade Pierre-Mauroy) 22 Juunyo 2016 – Xulka Talyaaniga ayaa caawa la ciyaaraya dhiggiisa Ireland iyadoo ay Azzurri horraanba usoo bexeen wareegga 16-ka isla markaana ku aadayaan xulka Spain.

Haddaba, macallin Conte oo ka faa’iidaysanaya soo bixitaankooda, ayaa kulanka u adeegsanaya laba ujeeddo oo ay midi tahay inuu nasiyo laacibiinta aasaasiga u ah shaxdiisa safka 1-aad iyo midda 2-aad inuu marna tijaabiyo marna fursad siiyo laacibiinta inta badan kaydka kululeeysa ee dookh 2-aadka ah.

Haddaba, hoos ka eeg shaxda ay labada xul caawa kusoo geli karaan ama ay u badan tahay 98%.

ITALIA (3-5-2): Sirigu; Barzagli, Bonucci, Ogbonna; Bernardeschi, Florenzi, Motta, Sturaro, Darmian; Zaza, Immobile. All. Conte

IRELAND (4-3-1-2): Randolph; Coleman, O’Shea, Duffy, Brady; Quinn, Whelan, Hendrick; Hoolahan; Long, Murphy. All. O’Neill

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close