DEG DEG: Cristiano Ronaldo oo taariikh cusub ka dhigay Euro….(Waa laacibkii ugu horeeyay….)

crr

(France) 22 Juunyo 2016. Cristiano Ronaldo ayaa wixii uu dadaalaba ugu dambeyn helay goolashiisii ugu horreeyay ee tartanka Euro 2016 kaddib labo gool uu ka dhaliyay ciyaar ay iminka la yeelanayaan xulka Hungary.

Ronaldo ayaa ciyaarta oo lagu hogaaminayo xulkiisa 2-1 ka dhigay 2-2 misane markale 3-2 iyadoo ah ka dhigay 3-3.

Waxay goolashiisa ka dhigan yihiin inuu noqday laacibkii ugu horreeyay taariikhda oo afar Euro goolal ka dhaliya wuxuu ka kala dhaliyay sanadihii Euro 2004, 2008, 2012 iyo 2016.

 cr

https://pbs.twimg.com/media/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close