Chelsea oo heshiis afar sano ah miiska u soo saartay Willian

Chelsea FC v Paris Saint-Germain - UEFA Champions League

(London) 23 JUUNYO 2013. Willian ayaa lagu soo waramayaa in uu qandaraas qaali ah u saxiixi doono Cheslea iyada oo ay jiraan xiise uga imanaya Jose Mourinho uu ku sugan Manchester United.

Kooxda wax ay si weyn ula dhacsan tahay xiddiga qaatay laacibkii ugu wanaagsanaa ee Chelsea waxaana uga dhiman qandaraaskiisa laba sano.

Sida laga soo xigayo the Sun, si ay u xejisato xiddiga, Chelsea afar sano oo heshiis ah ayey u soo bandhigtay.

Waxaa la aaminsan yahay in Manchester United ay diyaarineyso aduun dhan £60million oo ay kula wareegto Willian.

Cheslsea waxa ay ku adkeysaneysaa in 27 jirka uusan iib ahayn.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close