Day: June 21, 2016
-
Wararka
TOOS u daawo: USA vs Argentina – LIVE (Nus-dhamaadka Koobka Ameerika)
USA – Argentina USA – Argentina USA – Argentina Gool FM
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Group D, Croatia oo si lama filaan ah ugu soo baxay kaalinta koowaad, xulka xafidanaya Euro ee Spain oo labaad helay..(Goolhaye Petr Cech oo sameeyay rikoodh fool xun)+SAWIRRO
(France) 21 Juunyo 2016. Xulka Croatia ayaa si lama filaan ah ugu soo baxay group D kaddib markii ay 2-1…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Croatia vs Spain 2-1, Czech Republic vs Turkey 0-2 (Croatia oo Spain ka yaabisay)
TOOS Bordeaux Croatia: Subasic, Srna, Corluka, Jedvaj, Vrsaljko, Rog, Badelj, Perisic, Rakitic, Pjaca, Nikola Kalinic. Kaydka: Vargic, Strinic, Kovacic, Kramaric, Modric, Schildenfeld,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Northern Ireland vs Germany 0-1, Ukraine vs Poland 0-1
Northern Ireland – Germany Ukraine – Poland Gool FM
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AS Roma oo wada iibsatey Stephan El Shaarawy & Norbert Gyomber
(Roma) 21 Juunyo 2016 – AS Roma ayaa si rasmi ah u iibsatey laacibka garab-weerarka ah ee Stephan El Shaarawy…
Read More » -
England
“Waan maqlay inay Man United i dooneyso laakiin Jose Mourinho weli taleefan igama uusan soo wicin.”.
(France) 21 Juunyo 2016. Cesar Azpilicueta ayaa shaaca ka qaaday inuusan Jose Mourinho kala hadlin arrinka ku aadan inuu ku…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: GROUP C: Germany oo ku soo baxay booska hore iyo Poland oo labaad gashay (SAWIRRO)
(Paris) 21 Juunyo 2016 Xulka qaranka Germany ayaa ku soo baxay booska hore ee Guruub C kadib markii ay 1-0 ugu…
Read More » -
England
Taageerayaasha Man United oo barta TWITTER-ka uga jafay Zlatan Ibrahimovic kaddib markii uu ka dhawaajiyay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah
(France) 21 Juunyo 2016. Kabtanka xulka Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dhawaajiyay inuu isaga fariisanayo ciyaaraha caalamiga ah kaddib Euro…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Real Madrid oo xaqiijisay inay dib ula soo wareegeyso Alvaro Morata
(Madrid) 21 Juunyo 2016. Real Madrid ayaa xaqiijisay inay ka shaqeysiineyso heshiiska ay dib ugu soo iibsan karto Juventus weeraryahankoodii…
Read More » -
England
Chelsea oo loo sheegay in Kalidou Koulibaly uusan iib ahayn
(Naples) 21 Juunyo 2016 Kooxda Napoli ayaa sheegtay in Kalidou Koulibaly uusan meelna uga socon suuqa kala iibsiga ee xaggaagan kadib markii…
Read More »