Pogba ‘Caara-caaro!” Paul Pogba oo fal xaraabo leh oo uu xalay kulankii Swiss ka dhex sameeyey oo Instagramka uga madeeystay! EEG SAWIRKA…

paulpogba_gk4vdlaqi85u1gkla3p2ge097

(Paris) 20 Juunyo 2016. France waxa ay xalay u soo gudubtay wareega 16-ka ee Euro 2016 iyada oo gashay kaalinta kowaad ee Group A.

Hayeshee, kulankii xalay ee 0-0 ku soo idlaaday waxa uu ahaa mid cajiib ah, mar funaanada reer Swiss-ka jeex jeex maan iyo jeer dudha la isaga boxo!

Pogba ugu darna oo caara-caaro ku micneeyey falkiisan kam’a ahaa!

Waxa uu dusha uga baxay laacibka ay Man United kuraad joogto ee Breel Embolo!

Spider Pogz 🕷🇫🇷@equipedefrance #firstneverfollows #fiersdetrebleus #euro2016

A photo posted by Paul Labile Pogba (@paulpogba) on

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close