Kaddib wacdarihiii xulka Wales yaa loo doortay Man of the Match…(Gareth Bale mise Aaron Ramsey?)

 bale11

(France) 21 Juunyo 2016. Xulka Wales ayaa wacdaro iyo taariikhba dhigay kulankii dhawaa ay 3-0 uga adkaadeen xulka Ruushka kaddib markii ay u soo bexeen wareega 16-ka markoodii ugu horreysay iyagoona kaalinta koowaad uga soo gudbay wareega group-yada B ee tartanka Euro 2016.

Xiddigaha Real Madrid iyo Arsenal Gareth Bale iyo Aaron Ramsey ayaa si wayn uga muuqday kulanka iyagoo dhaliyay min hal gool.

Laacibka garoonka ee Man of the Match ayaa waxaa loo doortay xiddiga Gunners ee Ramsey shaqadii dheeriga ahayd oo uu ka hayay garoonka.

FIIRO GAAR AH: Waxaa qiimeynta sameeyay codeyn ay sameysay shirkaddda Carlsberg.

Lacib

Dhanka kale kulankii dhex maray xulalka England iyo Slovakia ee ku idlaaday 0-0 oo uu xulka England uga soo baxay group-ka kaalinta labaad ayaa waxaa iyana laacibka garoonka loo doortay goolhayaha xulka Slovakia Matúš Kozáčik.

lacib1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close