WAXBAA KA DHACAY: Pique mooyee inta kale way taabteen kubbada goolkii saddexaad ee xulka Spain!

 sp1

(France) 18 Juunyo 2016. Xulka Spain ayaa si la yaqaan ugu raaxeystay Turkiga kaddib markii ay 3-0 ku mareen ciyaar ay ku xaqiiqsadeen booskooda wareega 16-ka Euro 2016.

Goolkii saddexaad ee xulka lagu naaneeso La Roja ayaa ahaa mid caaqibo leh oo baaska loo yaqaano  tiki-taka ayay si fiican u wareejiyeen ilaa uu goolka ka dhaliyay Morata.

Tirakoobka la soo saaray ayaa sheegay in goolkaasi ay soo wada dhiseen ama ay soo wada taabeen dhammaan xiddigaha xulka Spain marka laga reebo Gerard Pique iyo goolhaye De Gea  21-baas ayay ku dhaliyeen.

EEG:

Tika tika

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close