“Mar walba shaqo’, Jose Mourinho oo Instagram-kiisa soo dhigay sawir fasiraad badan bixinaya!

(Lisbon) 16 Juunyo 2016. Malaha in badan oo idin ka mida waxa ay u qaadatay in The Special One uu u nasasho tagay Portugal!

Maalmo kahor waxaan soo dhignay Website-keena warbixin sawiro wadata oo ka turjumeysay in tababaraha cusub ee Manchester United uu u dalxiis tagay Portugal isaga oo ay weheliyaan qoyskiisa+Saaxiibka inantiisa Matilde!

Mourinho oo safar dalxiis ku aaday dalkiisa hooyo ee Portugal waxaana la socda qoyskiisa iyo saaxiibka gabadhiisa oo haysta aqoonsiga Jose! [Sawiro]

Yeelkeede isaga ayaa iminka beeniyey in uu nasasho ama raaxo tagay! bal adba….. Waxa uu bartiisa bulshada ee uu sameystay markii loo magacaabay xilka tababare ee Manchester United INSTAGRAM-ka soo dhigay sawir uu taagan yahay buundo bada ku dhex taal waxa uuna ku soo hoos qoray: “MAR WALBA SHAQO”.

Always working

A photo posted by Jose Mourinho (@josemourinho) on

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close