Day: June 16, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Germany vs Poland 0-0 (Jarmanka oo la joojiyey)
TOOS Stade de France Germany: Neuer, Howedes, Boateng, Hummels, Hector, Kroos, Khedira, Muller, Ozil, Draxler, Gotze. Kaydka: Leno, Mustafi, Schweinsteiger, Schurrle, Podolski,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: England vs Wales 2-1 (Ingiriiska oo aakhirkii adkaaday)
England – Wales Gool FM
Read More » -
Euro 2016
Northern Ireland oo soo gabagabaysay rajadii Ukraine ee Euro 2016 kana gaartay guul taariikhi ah (SAWIRRO)
(Lyon) 16 Juunyo 2016 Kulan ka tirsan guruubka C ee koobka qaramada qaarada yurub ayaa soo idlaaday haatan, xulka qaranka Northern Ireland…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Daniel Sturridge goolkii guusha ee uu ka dhaliyay xulka qaranka Wales?
(Paris) 16 Juunyo 2016 Daniel Sturridge oo ahaa dhaliyihii goolkii guusha ee galabta xulka qaranka ingiriisku uu ku adkaaday ayaa ka…
Read More » -
England
Marcus Rashford oo jabiyay rikoor uu horay u haystay Rooney kadib kulankii Wales
(Paris) 16 Juunyo 2016 Da’yarka weerarka uga ciyaara xulka qaranka ingiriiska ee Marcus Rashford ayaa galabta jabiyay rikoor uu horay u haystay…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Sturridge iyo Vardy oo badel ku yimid ayaa guusha u dhiibay xulka England…+SAWIRRO
(France) 16 Juunyo 2016. Xulka England ayaa guul ay u rafaadeen ka gaaray xulka Wales oo ay ku mareen 2-1…
Read More » -
Suuqa
Qiimaha Kroos waa £95million oo lagu daray Pogba, sidaas waxa yiri walaalkiis kaddib wararkii sheegay in Real ay heshiis is dhaafsi Juventus la sameeneyso
(Berlin) 16 Juunyo 2016. Felix oo la dhashay Toni Kroos ayaa sheegay in walaalkiis qiimihiisu yahay £95million oo Euro una…
Read More » -
England
“Inaad Harry Kane u dhiibto qaadista KOORNOOYINKA waa adigoo waydiiyay Lewis Hamilton inuu TAAYARADA ka badelo buubuurkiisa,”. Alan Shearer
(France) 16 Juunyo 2016. Waxaa socota weli dooda ku aadan sheekadii laga dhexlay kulankii England ee furitaanka Euro 2016 ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Mar walba shaqo’, Jose Mourinho oo Instagram-kiisa soo dhigay sawir fasiraad badan bixinaya!
(Lisbon) 16 Juunyo 2016. Malaha in badan oo idin ka mida waxa ay u qaadatay in The Special One uu…
Read More »