Waa sidee rikoorka kulamada furitaanka Premier League ee Jose Mourinho?

 CF297D06E5F44BC1B121793B82961349.ashx

(Manchester) 15 Juunyo 2016. Jose Mourinho waxa uu kulankiisa ugu horeeyeya isaga oo ah tababare Red Devils a dheeli doonaa Bournemouth.

Hadaba waa side rikoorka Jose Mourinho ee kulamada furitaanka?

Tababaraha reer Portugal waxa uu ciyaaray toddobo kulan oo furitaanka Premier League ah, hoos ka aqriso sida uu ula taacaalay.

KULAMADA DAAH FURKA PREMIER LEAGUE EE JOSE MOURINHO

2004 – Chelsea 1 United 0

2005 – Wigan 0 Chelsea 1

2006 – Chelsea 3 Manchester City 0

2007 – Chelsea 3 Birmingham 2

2013 – Chelsea 2 Hull 0

2014 – Burnley 1 Chelsea 3

2015 – Chelsea 2 Swansea 2

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close