DAAWO: Lionel Messi oo ku fal-falaadaya goolhayaha xulka Bolivia

meeesi

(America) 15 Juunyo 2016. Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareega sideed dhammaadka Copa America kaddib markii ay 3-0 kaga adkaadeen xulka Bolivia kulankoodii ugu dambeeyay ee wareega group-yada.

Lionel Messi wax gool ah kuma lahayn goolashii uu xulkiisa ku badiyay laakiin wuxuu helay fursad uu cabaar ugu fal falaado goolhayaha xulka Bolivia.

Messi ayaa u gooyay goolhayaha dabadeedna markii uu soo istaagay uga riday TUUN DHEERE balse nasiib wanaag waxaa laga dhigay offside.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close