Day: June 15, 2016
-
Spain
TIISHKA afka la isaga tiro ayuu ku saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay, 44-ilbiriqsi ayuu ku qaatay kaarka CAS kulankiisii ugu horreeyay ee Argentina..(Aqrsio waxyaabo aadan ka garaneyn Lionel Messi)+SAWIRRO iyo MUUQAAL
(Catalonia) 15 Juunyo 2016. Waxaa daaha laga rogay in xiddiga Lionel Messi uu heshiiskiisii ugu horreeyay ee Barcelona uu ku…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Faransiiska oo noqday xulkii ugu horreeyay ee iska xaadiriya wareega 16-ka…+SAWIRRO
(France) 15 Juunyo 2016. Xulka marti galinaya Euro 2016 ee Faransiiska ayaa guul ay u dhibtootay ka gaartay xulka yar…
Read More » -
England
Man United oo maaliyadeeda oo saxiixan u soo dirtay nin xabsi ku jiray 5-sano…(Maxay tahay sababta ay ugu soo dirtay, halkuuse ku xirnaa?)+SAWIRRO
(Pakistan) 15 Juunyo 2016. Ninka reer Pakistan oo u afduubnaa xarko islaami ah ku dhawaad shan sanadood ayaa maaliyad saxiixan…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: France vs Albania 2-0 (Faransiiska oo goolal soo daahay ku diley Albania)
TOOS Stade Velodrome France: Lloris, Sagna, Rami, Koscielny, Evra, Kante, Matuidi, Coman, Payet, Martial, Giroud. Kaydka: Mandanda, Jallet, Cabaye, Griezmann, Gignac, Schneiderlin,…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Switzerland iyo Romania oo is mari waayay…(Admir Mehmedi oo rikoodh cusub u dhigay xulkiisa)+SAWIRRO
(France) 15 Juunyo 2016. Romania iyo Switzerland oo isku garab dhacay kaddib markii ay isku dhaafi waayeen 1-1 kulankoodii labaad…
Read More » -
Ameerika
DAAWO: Lionel Messi oo ku fal-falaadaya goolhayaha xulka Bolivia
(America) 15 Juunyo 2016. Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareega sideed dhammaadka Copa America kaddib markii ay 3-0 kaga adkaadeen…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Slovakia oo saddexda dhibcood ka dhigatay xulka Ruushka..+SAWIRRO
(France) 15 Juunyo 2016. Slovakia ayaa saddexdii dhibcood ugu horreysay ka heshay Euro 2016 kaddib markii ay 2-1 ku kartay…
Read More » -
England
Waa sidee rikoorka kulamada furitaanka Premier League ee Jose Mourinho?
(Manchester) 15 Juunyo 2016. Jose Mourinho waxa uu kulankiisa ugu horeeyeya isaga oo ah tababare Red Devils a dheeli…
Read More » -
Uncategorized1
Ronaldo oo xanaaqsan malaga helaa funaanada marka kulanka dhamaado? Daawo kabtanka Iceland oo tijaabiyey!
(Paris) 15 Juunyo 2016. Aron Gunnarsson, kabtanka Iceland wuu ku faani karaa bar bar dhicii 1-1 ahayd ee ay Portugal…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar oo Twitter-ka muuqaal uu soo dhigay ku kululeeystay Ronaldo…Tolow maxay tahay sababta?
(Rio) 15 Juunyo 2016. Superstar-ka Brazil Neymar Jr waxa uu beegsaday Twitter-ka si uu u xujeeyo Ronaldo. Waa Ronaldo-kii asalka…
Read More »