Shaki la’aan Ibrahimovic wuu jecelyahay kooxdan! Waxa uu kulankii Republic Of Ireland xirnaa baasajeeriyadeeda…Waa tee?

Ck2IlGEXIAAmK3f.jpg large

(Paris) 13 Juunyo 2016. Weeraryahanka Sweden Zlatan Ibrahimovic waxaa xagaagan oo idil lala xiriirinayey Manchester United.

Kabtanka waxa uu si bilaash ah ugu biiri doonaa kal dambe dhinaca uu door bido balse wali mida ay tahay go’aan kama uusan gaarin Euro-ga dariis.

Kulankii ay R. Ireland la dheleen waxa ay ku kala bexeen 1-1.

Hase yeshee, waxaa soo jiidasho lahaa in laacibka uu ku dheelayey baasajeeriyada Paris Saint- Germain oo uu ka tagay dhamaadkii ololihii 2015-16.

Taas waxaa lagu qiimeyn karaa muxubo uu u wali u hayo PSG.

Ck2OxHQXIAEWV4L Ck2OxLGWYAAoqVQ

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close