SAWIRRO: Miralem Pjanic oo si RASMI ah uga mid noqday kooxda Juventus

(Turino) 13 Juunyo 2016. Naadiga Juventus ayaa xaqiijisay inay adduun dhan 32-milyan kula soo wareegtay xiddiga qadka dhexe ee AS Roma Miralem Pjanic.

Naadiga lagu naaneyso Marwada Duqda ah ee xafidneysa horyaalka Serie A ayaa ka saxiixatay 26-jirka kubbad qaabeeyaha ah heshiis shan sano ah.

SAWIRRO:

lcjic (1) lcjic (2) lcjic (3) lcjic (4) lcjic (5)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close