Day: June 13, 2016
-
Wararka
EURO 2016: BEL VS ITA 0-2…Talyaaniga oo Belgium tumay + Sawirro
(Lyon) 13 Juunyo 2016 – Talyaaniga ayaa guul ku bilowday kulankiisa ugu horreeya ee Guruubka E kaddib markii ay 2-0…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo fariimo raaxada uga qaaday Marco Verratti
(Paris) 13 Juunyo 2016. Macallinka cusub ee Man United Jose Mourinho ayaa la warinayaa inuu fariimo u dirayay xiddiga bartilmaameedka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shaki la’aan Ibrahimovic wuu jecelyahay kooxdan! Waxa uu kulankii Republic Of Ireland xirnaa baasajeeriyadeeda…Waa tee?
(Paris) 13 Juunyo 2016. Weeraryahanka Sweden Zlatan Ibrahimovic waxaa xagaagan oo idil lala xiriirinayey Manchester United. Kabtanka waxa uu si…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Belgium vs Italy 0-2 (Italia oo ka itaal roonaatay Belgium)
Belgium: Courtois; Ciman, Alderweireld, Vermaelen, Vertonghen; Witsel, Nainggolan; De Bruyne, Fellaini, Hazard; Lukaku Kaydka: Mignolet, Gillet, Denayer, J Lukaku, Meunier,…
Read More » -
Uncategorized1
EURO 2016: Sweden iyo Republic of Ireland oo dhibcaha ku heshiiyay+SAWIRRO
(France) 13 Juunyo 2016. Xulalka Republic of Ireland iyo Sweden oo ciyaarayay kulankoodii furitaanka ee Euro 2016 ee Group E ayaa…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: Miralem Pjanic oo si RASMI ah uga mid noqday kooxda Juventus
(Turino) 13 Juunyo 2016. Naadiga Juventus ayaa xaqiijisay inay adduun dhan 32-milyan kula soo wareegtay xiddiga qadka dhexe ee AS…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Gerard Pique oo furtay xulkiisa Spain ciyaar ay sidey doonaan ka yeesheen balse ku adkaatay goosha+SAWIRRO
(France) 13 Juunyo 2016. Xulka xafidanaya koobka Euro ee Spain ayaa guul 1-0 ka gaaray xulka Czech Republic ciyaar uu siduu…
Read More » -
Ameerika
Sababta Lionel Messi uu garka u daystay oo la ogaaday!
(America) 13 Juunyo 2016 Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa la arkay isaga oo gar daystay kulamadii u danbeeyay…
Read More » -
Euro 2016
Lukaku oo sheegay in khibradii ay ka soo dhaxleen Wold Cup ay caawa ula soo shir tagi doonaan xulka Talyaaniga
(France) 13 Juunyo 2016. Weeraryahanka Everton Romelu Lukaku ayaa ku booriyay saaxiibadiisa xulka qaranka inay khibradii ay ka heleen koobkii…
Read More » -
Wararka
Daaficii hore ee Liverpool John Arne Riise oo isaga fariistay ciyaaraha
(Oslo) 13 Juunyo 2016. Daaficii hore ee Liverpool iyo xulka Norway John Arne Riise ayaa ka dhawaajiyay inuu isaga fariistay…
Read More »