Day: June 12, 2016
-
Euro 2016
Vincent Kompany oo ciyaartii England oo dhamaan kahor Twitter-kan ku qiimeeyey!
(London) 12 Juunyo 2016. Kabtanka Manchester City Vincent Kompany ayaa si sax ah u duqeeyey England kulankii xalay – isaga…
Read More » -
Suuqa
Sevilla oo warbixin ay soo saartay ku shegtay in Unai Emery ka tagayo
Emery, oo ay da’diisu tahay 44, ayaa ku hogaamiyey Sevilla saddex Europa League, waxa ay taasi noqotay rikoor waxaana u…
Read More » -
Wararka
EURO 2016: GER VS UKR 2-0…Jarmanka oo sidii lagu yaqaanney si wanaagsan ku bilowday Euro + Sawiro
(Lille) 12 Juunyo 2016 – Germany ayaa magaalada Lille ku qaabiley dalka Ukraine ciyaar-bilowga Guruubka C waxayna kaga adkaadeen 2-0.…
Read More » -
Uncategorized1
Rihad Mahrez oo qishay in uu ka tagayo Leicester City
(Paris) 12 Juunyo 2016. Leicester City khadkeeda dhexe Riyad Mahrez ayaa qishay in ay suurtagal tahay ka tagidiisa horyaalka Premier…
Read More » -
Suuqa
Juventus oo u muuqata mid ku garaaceysa Chelsea saxiixa Miralem Pjanic
(Rome) 12 Juunyo 2016. Rajadii Chelsea ee la soo wareegida Miralem Pjanic ayaa waxaa soo galay mugdi kaddib markii uu…
Read More » -
Ameerika
Ninka ugu dheereeya adduunka ee Usain Bolt oo dib u soo laabtay isla markaana guul gaaray
(Kingston) 12 Juunyo 2016. Usain Bolt ayaa dib u soo laabtay sagaal bilood iyo bar kaddib isagoona durba gaaray guul…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Germany vs Ukraine – LIVE (Shaxda sugan)
Germany: Neuer; Howedes, Boateng, Mustafi, Hector; Khedira, Kroos; Muller, Ozil, Draxler; Götze. Kaykda: Leno, Hummels, Schweinsteiger, Schurrle, Podolski, Can, Weigl, Tah,…
Read More » -
Wararka
-
Euro 2016
Eden Hazard miyuu ciyaari karayaa kulanka berito ee Belgium iyo Italy?
(Lyon) 12 Juunyo 2016. Xiddiga Chelsea iyo xulka Belgium Eden Hazard ayaa ka cabanayay dhaawac cagta ah kaa oo ka…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: Funaanadda 3-aad ee AC Milan oo lasoo bandhigay
(Milano) 12 Juunyo 2016 – Funaanadda 3-aad ee kooxda AC Milan ay ku ciyaarayso fasal-ciyaareedka 2016-2017 ayaa saxaafadda loo dusiyey.…
Read More »