Shaxda Rasmiga ah ee England vs Russia…(Kane oo horey hogaaminaya iyo Vardy oo lagu cabay)

england

(France) 11 Juunyo 2016. Waxaa goor dhow la baasan doonaa kulanka England iyo Russia waa kulankoodii furitaanka ee Euro 2016.

Haddaba waxaa la soo saaray shaxda rasmiga ah ee labada dhinac, xulka England ayaa ku soo galay shax aan saakayba shaacinay oo la filayay inay la imaan doonaan, oo Kane ayaa horey hogaaminaya halka lagu cabay Vardy waxaana qadka dhexe la dhigay Rooney.

England (4-3-3): Hart; Walker, Cahill, Smalling, Rose; Alli, Dier, Rooney; Lallana, Kane, Sterling

Badelka: Forster, Milner, Vardy, Clyne, Henderson, Sturridge, Stones, Wilshere, Barkley, Bertrand, Rashford, Heaton

Russia (4-2-3-1): Akinfeev; Smolnikov, Ignashevich, Vasili Berezutski, Schennikov; Neustadter, Golovin; Smolov, Shatov, Kokorin; Dzjuba

Badelka: Lodygin, Shishkin, Alexsei Berezutski, Yusupov, Glushakov, Mamaev, Shirokov, Ivanov, Samedov, Torbinski, Kombarov, Marinato

Garsoore: Nicola Rizzoli (Italy).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close