DAAWO: 10-kii kulan ee ugu kurbo badnaa Koobka Qaramada Yurub

(Zurich) 11 Juunyo 2016 –  Waxaa shalay oodda laga qaaday tartanka Qaramada Yurub ee Euro 2016 oo xagaagan lagu martigelinayo dalkaasi Faransiiska.

Koobkan oo waloow yahay mid qaaradeed misna lagu tilmaamo midka 2-aad ee ku xiga Koobka Adduunka ayaa waxaa sanadkan kooxaha ka qaybgelaya la gaarsiiyey 24 iyadoo ay ku cusub yihiin dalal ay ka mid yihiin Slovakia, Wales iyo Albania.

Haddaba, tartankan oo ay xulal badani farxad kala tageen ayay qaar badani ku fashilmeen, marka ka bogo 10-kii murugo ee ka dhacay tartanka.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close