Day: June 11, 2016
-
Wararka
TOOS u daawo: Colombia vs Costa Rica – LIVE
Colombia – Costa Rica Colombia – Costa Rica Colombia – Costa Rica Gool FM
Read More » -
England
EURO 2016: ENG VS RUS 1-1…Ingiriiska oo looga dhaartey guul uu soo dhowaystey + Sawirro
(Marseille) 11 Juunyo 2016 – Goolkii uu gebagebadii ciyaarta dhaliyey Vasili Berezutski ayaa Ingiriiska u diidey guushoodii ugu horreeysey ee…
Read More » -
Euro 2016
Yay taageereysay HOOYADA dhashay Taulant Xhaka iyo Granit Xhaka oo u kala safnaa Xulalka Albania iyo Switzerland..+SAWIRRO
(France) 11 Juunyo 2016. Waa walaalo misane u kala safnaa xulalka Switzerland iyo Albania ciyaartii dhaweyd ee Euro 2016 oo…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: England vs Russia 1-1 (Ingiriiska oo aan abid badin ciyaar-bilow Euro ah)
England (4-3-3): Hart; Walker, Cahill, Smalling, Rose; Alli, Dier, Rooney; Lallana, Kane, Sterling Kaydka: Forster, Milner, Vardy, Clyne, Henderson, Sturridge, Stones, Wilshere,…
Read More » -
Euro 2016
EURO 2016: Wales oo guul ka gaaray Slovakia…(Gareth Bale iyo xulkiisa Wales oo rikoodh dhigay)+SAWIRRO
(France) 11 Juunyo 2016. Xulka Wales ayaa guul ku furtay Euro 2016 kaddib guul dadaal loo galay ay ka gaareen…
Read More » -
Euro 2016
Shaxda Rasmiga ah ee England vs Russia…(Kane oo horey hogaaminaya iyo Vardy oo lagu cabay)
(France) 11 Juunyo 2016. Waxaa goor dhow la baasan doonaa kulanka England iyo Russia waa kulankoodii furitaanka ee Euro 2016. Haddaba…
Read More » -
England
RABSHADIHII RUUSHKA: Taageere Ingiriis ah oo xaaladdiisa laga dayrinayo + Sawirro
(Marseille) 11 Juunyo 2016 – Kaddib markii uu dagaal ka dhex qarxey taageerayaasha Ruushka iyo kuwa Ingiriiska oo isu fara…
Read More » -
Wararka
”Belgium-ku way ka yaabin karaan Talyaaniga” – Wilmots
(Lyon) 11 Juunyo 2016 – Marc Wilmots ayaa ku adkaysanaya in Belgium “ay guul doonayaan” kulanka Talyaaniga isagoo dhaliisha loo…
Read More »