Shaxda Rasmiga ah ee kulanka furitaanka Euro 2016 France vs Romania

kulanka

(France) 10 Juunyo 2016. Waxaa wax yar kaddib ciyaarta furitaanka Euro 2016 lagu baasan doonaa garoonka Stade de France taa oo dhex mari doonta xulka marti galinaya koobka ee France iyo xulka Romania.

Haddaba shaxda labada dhinac oo sugan halka ka aqriso:

FRANCE: Lloris, Sagna, Rami, Koscielny, Evra, Pogba, Kante, Matuidi, Griezmann, Giroud, Payet.

BADELKA: Mandanda, Jallet, Cabaye, Gignac, Martial, Schneiderlin, Mangala, Digne, Sissoko, Coman, Umtiti, Costil.

ROMANIA: Tatarusanu, Rat, Grigore, Chiriches, Sapunaru, Pintilii, Hoban, Stanciu, Stancu, Andone, Popa.

BADELKA: Pantilimon, Matel, Moti, Chipciu, Alibec, Torje, Keseru, Gaman, Filip, Sanmartean, Prepelita, Lung.

GARSOORE: Viktor Kassai (Hungary).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close