Laga soo bilaabo reer Pogba ilaa iyo ilma Xhaka!! Aqri walaalihii heer qaran isku fara saaray…..

1

(Paris) 10 Juun 2016. Malaha waa FAJICISO! maxay kaloo noqon kartaa? Laba wada dhashay hadana calamo kale kala huwan hadana fooda is daraya!

Wey dhacday oo ay xitaa Eur0-ga hada socda ayaa la arki doonaa….

Waxaa iska hor imaan doona Ilma Xhaka!

Granit iyo Taulant Xhaka oo kala matalaya Switzerland iyo Albania.

Bal aan eegno kuwiika horeeyey iyo kuwa hada kaddib is arki kara.

Granit iyo Taulant Xhaka (Switzerland iyo Albania)

2

Jerome iyo Kevin-Prince Boateng (Germany iyo  Ghana)

3

Rafinha iyo Thiago Alcantara (Brazil iyo Spain)

4

Paul, Florentin iyo Mathias Pogba (France iyo  Guinea)

paul-pogba-france-euro-2016_3472046

Christian iyo  Max Vieri (Italy iyo Australia)

christian-vieri-italy-euro-2004_3440024

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close