10 Ciyaaryahan oo dheelaya Euro 2016 lagana yaabo in ay Premier League kal dambe ka ciyaaraan!

45454547789-e1465480216742

(Paris) 10 Juunyo 2016. Waxaa iminka lagu jiraa xagaaa! Caadiyan waa waqti ay sugaan kooxaha, tababareyaasha iyo jamaahiirta..Waayo?

Hadii kooxdaada ay ka taalay waa waqti aad saxi karo dul duleeladii lagaa soo galay, yacni waxaad soo iibsaneysaaa xiddigo ku kaba horena kuu sii wada!

Wuu ka duwan yahay suuqan furmaya kan Winter-ka ee bisha Janaayo alaaba dhaca, maxaa yeelay kolkan waxaad sameyn kareysaa gor gortan  ka baaxad weyn midkaas.

  1. Zlatan Ibrahimovic
  2. Paul Pogba
  3. Alvaro Morata
  4. Leroy Sane
  5. Joao Mario
  6. Ricardo Rodriguez
  7. Andriy Yarmolenko
  8. Radja Nainggolan
  9. Leonardo Bonucci
  10. Marcelo Brozovic

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close