Day: June 10, 2016
-
Euro 2016
EURO 2016: France oo kulankoodii furitaanka guul ku furtay kaddib guul soo daahday ay ka gaareen xulka Romania
(France) 10 Juunyo 2016. Marti galiyayaasha Euro 2016 ee Faransiiska ayaa guul soo daahday ka gaaray xulka Romania kulankoodii furitaanka…
Read More » -
Ameerika
Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo caro darteed uga soo tagay Duugtii allaha u naxariistee Feeryahan Mohammed Ali…(Maxaa laga bi’iyay?)
(America) 10 Juunyo 2016. Duug ballaaran ayaa maanta oo Jimce ah Allaha u naxariistee Mohammed Ali looga sameeyay Louisville, Kentucky…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: France vs Romania 2-1 (Faransiiska oo guul ku furtay Euro 2016)
TOOS Stade de France France: Lloris, Sagna, Rami, Koscielny, Evra, Pogba, Kante, Matuidi, Griezmann, Giroud, Payet. Kaydka: Mandanda, Jallet, Cabaye, Gignac, Martial,…
Read More » -
Euro 2016
Xiddigaha safka hore ee xulka Fransiiska ee kulanka furitaan Euro 2016 wax khibrad ah u malahan koobkan ilaa 5-laacib mooyee
(France) 10 Juunyo 2016. Waxaa dhawaan la soo saaray safka rasmiga ah ee xulalka France iyo Romania oo daqiiqado yar…
Read More » -
France
Shaxda Rasmiga ah ee kulanka furitaanka Euro 2016 France vs Romania
(France) 10 Juunyo 2016. Waxaa wax yar kaddib ciyaarta furitaanka Euro 2016 lagu baasan doonaa garoonka Stade de France taa…
Read More » -
Euro 2016
Maxaa ka jira in Goolhaye David de Gea laga saaray xulka Spain sababo la xiriira fal galmood oo lagu soo eedeeyay?
(France) 10 Juunyo 2016. Tashwiish xoogan ayaa lagu furay goolyahaya xulka Spain David De Gea xilli uu caawa furmayo tartanka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laga soo bilaabo reer Pogba ilaa iyo ilma Xhaka!! Aqri walaalihii heer qaran isku fara saaray…..
(Paris) 10 Juun 2016. Malaha waa FAJICISO! maxay kaloo noqon kartaa? Laba wada dhashay hadana calamo kale kala huwan hadana…
Read More » -
Wararka
Hadii uu sidan door bido malaha jamaahiirta Chelsea ma filaan dheel bilic leh!
(Paris) 10 Juunyo 2016. Tababaraha la sugayo ee Chelsea Antonio Conte waxa uu ka hadlay kaartada uu door bido kahor…
Read More » -
Suuqa
10 Ciyaaryahan oo dheelaya Euro 2016 lagana yaabo in ay Premier League kal dambe ka ciyaaraan!
(Paris) 10 Juunyo 2016. Waxaa iminka lagu jiraa xagaaa! Caadiyan waa waqti ay sugaan kooxaha, tababareyaasha iyo jamaahiirta..Waayo? Hadii kooxdaada…
Read More » -
Wararka
Pique: Qas wadeyaal ayey ahaayeen ciyaaryahanada waa weyn ee Manchester United!
(Paris) 10 Juunyo 2016. Daafaca Barcelona Gerard Pique ayaa sheegay in ciyaaryahanadii waa weynaa ee Manchster United ay ahaayeen kuwo…
Read More »