Xulka Talyaaniga oo ka amba baxay magaalada Milano + Sawirro

(Milano) 09 Juunyo 2016 – Xulka qaranka Talyaaniga ayaa u amba baxay dalka ay deriska yihiin ee Faransiiska oo uu berrri ka furmi doono tartanka Euro 2016.

Xulka Talyaaniga oo tababarro aan kala go’ lahayn ku qaadanayey xeradooda tababarka Coverciano ayaa kulankooda ugu horreeya Isniinta ku wajahaya dalka Belgium.

Waxaa sanadkan xulka Talyaaniga ka maqan xiddigo badan oo muhim ah sida Verratti, Marcchisio iyo Montolivo oo dhaawac kaga maqan iyo Pirlo, Giovinco, Balotelli iyo Bonaventura oo lagasoo dhaqaajiyey.

Haddaba, hoos kaga bogo sawirradii ugu dambeeyay.

 

b29 b28 b25 b26 b27

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close