Daawo xirfada iyo goos gooska saxiixa cusub ee Man United Eric Bailly

Eric Bailly 1

(Manchester) 08 Juun 2016. Waxa ay Manchester United si rasmi ah u xaqiijisay saxiixa daaficii hore ee Villarreal.

Waxa uu noqonayaa saxiixii ugu horeeyey ee uu sameeyo Jose Mourinho tan iyo markii loo dhiibay xilka tababare ee United.

Hadaba waa nin ceynkee ah Eric Bailly?

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close