Daawo 11 da’yar ah oo shidi kara Euro 2016

Sane

(Paris) 08 Juun 2016. Jimcaha fooda inagu soo haysa waxaa daaha laga rogi doono tartanka sida weyn loo hadal hayo ee Euro 2016.

Waxaa lagu marti galinayaa kolkan France oo qaaday kii 2000.

Iyada oo ay ololahan ciyaarayaan xiddigo sida Cristiano Ronaldo, Eden Hazard, Paul Pogba iyo Weyne Rooney hadana waxaa si gaara isha loogu hayn doono 11-kan da’yarta ah sida Renato Sanchez, Marcus Rashford iyo  Anthony Martial.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close