Day: June 8, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Brazil vs Haiti 7-1 (Cautinho oo kabaha kula istaagey Haiti)
Brazil – Haiti Gool FM
Read More » -
England
War aan qurxooneyn oo ka soo baxaya sheekada Vardy iyo Arsenal
(England) 08 Juunyo 2016. Waxaa jiitamaya oo weli aan meel la isla dhigin sheekada weeraryahanka Leicester City Jamie Vardy iyo…
Read More » -
Wararka
Cristiano Ronaldo waa laacibka ugu dakhliga badan leh adduunka, Yaa xiga yaase ka mid ah liiska 10-ka sare??
(World) 08 Juunyo 2016. Goor dhow ayuu ku guuleystay koobka Champions League wuxuuna iminka Cristiano Ronaldo u dabaal degayaa…
Read More » -
Wararka
“Waa fursad gaad,” Dani Carvajal oo duqeeyey Jose Mourinho
(Madrid) 08 Juun 2016. Dambeedka midi gee Real Madrid Dani Carvajal ayaa weeraray Jose Mourinho oo uu ku tilmaamay ‘Fursad…
Read More » -
Wararka
Daawo 11 da’yar ah oo shidi kara Euro 2016
(Paris) 08 Juun 2016. Jimcaha fooda inagu soo haysa waxaa daaha laga rogi doono tartanka sida weyn loo hadal hayo…
Read More » -
Suuqa
Maxaa ka jira in heshiiskii uu Pep Guardiola ugu biiray City ay ku jiraan qodobo xanibaad ku ah saxiixyada uu sameyn karo?
(Manchester) 08 Juun 2016. Waxaa jiray warar la isla dhex marayey oo sheegayey in heshiiskii uu Manchester City ugu biiray…
Read More » -
Wararka
Daawo xirfada iyo goos gooska saxiixa cusub ee Man United Eric Bailly
(Manchester) 08 Juun 2016. Waxa ay Manchester United si rasmi ah u xaqiijisay saxiixa daaficii hore ee Villarreal. Waxa uu…
Read More » -
Ameerika
Barack Obama oo aan ka qeyb gali doonin duugta allaha u naxariistee Feeryahan Mohammed Ali…(Goormaa la duugayaa, yaase ka soo qeyb galaya?)
(America) 08 Juunyo 2016. Madaxwaynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa seegi doona maalinta duugta feeryahanka islaamka ah ee Mohamed Ali…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Portugal vs Estonia 7-0 (Portugal oo ku barbaratay Estonia)
Portugal – Estonia Gool FM
Read More » -
Italy
Xiddiga bartilmaameedka u ah Chelsea oo xaqiijiyay inuu la kulmay tababaraha cusub ee Blues Antonio Cote
(Roma) 08 Juunyo 2016. Xiddiga qadka dhexe ee kooxda AS Roma oo bartilmaameed u ahaa Chelsea ayaa daaha ka rogay…
Read More »