XULKA EURO: 11-ka xiddig ee abid ugu fiicnaa Koobka Qaramada Yurub oo loo codeeyay!

(Zurich) 07 Juunyo 2016 – Waxaa 10-ka bishan oo ku beegan maalinta Jimcaha oodda laga qaadayaa Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016.

Haddaba, UEFA ayaa codayn ka qaadday taageerayaasha si loo xulo 11-ka ugu wanaagsan tartankaasi tan iyo markii la bilaabay.

Waxaana shaxdii ay dadku doorteen ay noqdeen sidatan:

Goolwale: Buffon

Daafaca: Lahm, Puyol, Beckenbaur, Maldini

Khadka dhexe: Zidane, Pirlo, Iniesta

Weerarka: Henry, Van Basten, Ronaldo.

b1

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close