KOOBKA RAMADAANKA: Isku aadka Koobka Ramadaanka Gothenburg oo la sameeyay + Sawirro

(Gothenburg) 07 Juunyo 2016 – Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka Ramadaanka Gothenburg oo ay soo qaban qaabiyeen Gool FM iyo UDSG ayaa lagu sameeyay magaalada Gothenburg ee caasimadda 2-aad ee Sweden oo uu ka furmi doono 10-ka bishan Juunyo.

Haddaba, kooxaha oo ka kooban 8 kooxood oo loo kala saaray laba wareeg oo min 4 ah waxay iskugu aadeen sidatan:

WAREEGGA A

FC No-Qabyaalad

Dabka FC

FC Elman

Frölunda Stars FC

WAREEGGA B

Halgan FC

FC Daraawiish

FC Horseed

Somskan FC

Jadwalkuna waa sidatan cayaarkasta:

Wareegga A

Kviberg 02 FC No Qabyaalad vs FC Dabka 10 june Saacada 18.00.

Kviberg 02 FC Elman vs Frolunda stars 10 june Saacada 19,50.

Kviberg 02 FC Dabka vs FC Elman 12 june Saacada 19.00.

Kviberg 05 Frolunda vs FC No Qabyaalad 17 june Saacada 19.00.

Kviberg 02 FC No Qabyaalad vs FC Elman 24 june Saacada 17.00.

Kviberg 02 FC Dabka vs Frolunda 24 june Saacada 19.00.

Wareegga B

Kviberg 02 Halgan FC vs FC Daraawiish 11 june Saacada 16.00.

Kviberg 02 Horseed FC vs Somskan FC 12 june Saacada 16.40.

Kviberg 05 FC Daraawiish vs Horseed FC 17 june Saacada 17.00.

Kviberg 02 Somskan FC vs Halgan FC 18 june Saacada 16.00.

Kviberg 02 Halgan FC vs Horseed 19 june Saacada 19.00.

Kviberg 05 FC Daraawiish vs Somskan FC 25 june Saacada 16.00.

b4

IMG_8261 IMG_8262 IMG_8266 IMG_8267 IMG_8268 IMG_8270 IMG_8271 IMG_8272 IMG_8273 IMG_8274 IMG_8279 IMG_8289 IMG_8290

IMG_8277

Gool FM, Gothenburg

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close