Pele oo nasiib wacan Jose Mourinho ugu rajeeyey Manchester United

hhh

(Manchester) 06 Juun 2016. Halyeyga Brazil Pepe ayaa beegsaday Twitter-ka si uu nasiib wacan ugu rajeeyo tababaraha cusub ee Manchester City Jose Mourinho.

Pele iyo Jose waxa ay is mar xabeeyeen kahor kulankii axada ee ahaa tabaruca ee u dhexeeyey  11 ka koobnaa England iyo 11- kale oo dunida kale ah.

Wax yar kaddib kulanka Pele waxa uu tiigsaday Twitter-ka isaga oo la sawiran Jose Mourinho.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close