Ogow xiddiga ku qal qaaliyey Jamie Vardy in uu ku biiro Arsenal

Vardy 2

(London) 06 Juun 2016. Waxaa daaha laga rogay laacibka ku qanciyey in Jamie Vardy oo Arsenal ku soo biiro.

Laacibka khadka dhexe ee Arsenal Jack Wilshere ayaa ku qal qaaliyey dhaliyaha halista badan ee Leicester City in uu u soo hawo gedisto Gunners.

29 jirka waxa uu dhaliyey 24 gool 36 jeer oo uu ololihii hore matalay Dawacooyinka.

Waxaa jira warar sheegaya in Arsenal ay £22million kula soo wareegtay laacibka walow aan si rasmi ah loo xaqiijin.

Liverpool iyo Chelsea ayaa sidoo kale loolan ugu galay Vardy.

wilsh

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close