Manchester City oo soo gashay ruclaha loogu jiro Hector Bellarin

2B99AFBB00000578-0-image-m-9_1440418467171

(London) 06 Juun 2016. Tababaraha cusub ee Manchster City Pep Guardiola ayaa doonaya in uu Hector Bellerin keeno gegida Ethihad.

Dambeedka middig ee Gunners waxaa si xoog leh loola xiriirinayaa Barcelona oo uu kuliyadooda ka soo baramoosay.

Hayeshee, kaartiistaha reer Catalans ayaa raba in uu ku xoojiyo safkiisa muwaadiniinta.

Arsenal waxa ay ku kalsoon tahay in ay iska jiheyn karto xiiseyaasha uga imanaya Barca iyo City balse sida ay ku warameyso Todo Mercado Web, Pep dadaal ba’an ayuu hoosta ka wadaa.

Bellerin oo ay da’diisu tahay 21 waxa uu ku soo booray Arsenal 2011.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close