Koox kasta iyo kulamadeeda Premier League ee xilli ciyaareedka cusub 2016/17 oo la shaaciyay….(Yay kooxdaadu la ciyaari doontaa kulanka furintaanka, yaase u xiga?)

p

(England) 06 Juunyo 2016. Isku aadka Premier league ee xilli ciyaareedka cusub 2016/17 oo la shaaciyay usbuuc ka hor waqtiga la qorsheeyay in la sheego.

Laakiin waxaa la sheegay in ay been abuur tayahay isku aadkaasi la shaaciyay oo uusan waxba ka jirin.

Isku aadkan lagu shaaciyay baraha Bulshada ayay Jose Mourino iyo kooxdiisa cusub ee Man United kulankooda furitaanka ku afbilaabi doonaan kooxda dhawaan u soo dalacday heerka koowaad ee Burnley.

Kooxda xafidaneysa Premier League ee Leicester City ayaa iyana la sheegayaa inay ku furan doonto horyaalka cusub kooxda Sunderland, halka kooxda gashay kaalinta labaad ee Premier League kal ciyaareedkii tagay ee Arsenal ay kulankooda furintaanka u safri doonaan kooxda Walter Mazzarri ee Watford.

Haddaba koox kasta iyo kulamadeeda Premier League ee sanadka cusub ayaa la shaaciyay inay sidan u dhici doonto:

 p1 p2 p3 p4 p5 p7 p8 p9 p10

p11 p12 p13 p14 p15 p16 p17 p18 p19 p20 p21

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close