Ibrahimovic oo xaqiijiyey goorta la shaacin doono meesha uu ku wajahan yahay xagaaga

Ibrahimovic

(Manchester) 06 Juun 2016. Zlatan Ibrahimovic waxa uu daaha ka rogay in shaacin la sameyn doono 7 bisha Juun.

Weeraryahanka Sweden waxaa si ba’an loola xiriirinayaa Manchester United madaama uu xagaaga bilaash uga hayaami doono Paris Saint – Germain.

Kaddib marii uu xulkiisa guul 3-0 ah oo ay si saaxiibtinimo ah uga gareen Wales ku hogaamiyey waxa uu xaqiijiyey wax walba in ay cadaan doonto 7-da Juun.

“Waxaa jiri doona ku dhawaaqis wey 7-da Juun ayuu u sheegay Telefishin Sweden ah. “Waxa ay noqon doonta bamla weyn ee xagaaga.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close