Day: June 6, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Italy vs Finland 2-0 (Shaxda sugan)
Italy: Sirigu; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Candreva, Parolo, Thiago Motta, Giaccherini, El Shaarawy; Zaza, Immobile Finland: Hradecky; Toivio, Arajuuri, Halsti; Arkivuo,…
Read More » -
England
Koox kasta iyo kulamadeeda Premier League ee xilli ciyaareedka cusub 2016/17 oo la shaaciyay….(Yay kooxdaadu la ciyaari doontaa kulanka furintaanka, yaase u xiga?)
(England) 06 Juunyo 2016. Isku aadka Premier league ee xilli ciyaareedka cusub 2016/17 oo la shaaciyay usbuuc ka hor waqtiga…
Read More » -
Italy
RASMI: Patrice Evra oo heshiiska u kordhiyay Juventus
(Turino) 06 Juunyo 2016. Daafaca reer France Patrice Evra ayaa heshiis hal sano ah oo waliba leh dooq sanad kale…
Read More » -
England
EEG SAWIRRADA: Jamie Vardy miyuu ku biiray Arsenal?????
(London) 06 Juunyo 2016. Taageerayaasha Arsenal ayaa faraxad iyo dabaal deg la galiyay kaddib markii baraha bulshada lagu shaaciyay sawirro…
Read More » -
Wararka
Ogow xiddiga ku qal qaaliyey Jamie Vardy in uu ku biiro Arsenal
(London) 06 Juun 2016. Waxaa daaha laga rogay laacibka ku qanciyey in Jamie Vardy oo Arsenal ku soo biiro. Laacibka…
Read More » -
Suuqa
Manchester City oo soo gashay ruclaha loogu jiro Hector Bellarin
(London) 06 Juun 2016. Tababaraha cusub ee Manchster City Pep Guardiola ayaa doonaya in uu Hector Bellerin keeno gegida Ethihad.…
Read More » -
Suuqa
Ibrahimovic oo xaqiijiyey goorta la shaacin doono meesha uu ku wajahan yahay xagaaga
(Manchester) 06 Juun 2016. Zlatan Ibrahimovic waxa uu daaha ka rogay in shaacin la sameyn doono 7 bisha Juun. Weeraryahanka…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: Cristiano Ronaldo oo tababarka la bilaabay xulkiisa Portugal… (Tolow markii ugu horreysay koob ma kula guuleysan doonaa?)
(Lisbon) 06 Juunyo 2016 – Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa tababarka kula biiray xiddigaha xulkiisa…
Read More » -
Wararka
Pele oo nasiib wacan Jose Mourinho ugu rajeeyey Manchester United
(Manchester) 06 Juun 2016. Halyeyga Brazil Pepe ayaa beegsaday Twitter-ka si uu nasiib wacan ugu rajeeyo tababaraha cusub ee Manchester…
Read More » -
Spain
Villarreal oo wadada u furtay in Eric Bailly uu ku biiri karo Man United
(Villarreal) 06 Juunyo 2016 Kooxda Villarreal ayaa ogolaatay in daafacooda reer Ivory Coast ee Eric Bailly uu ku biiri karo kooxda…
Read More »