Ramos: Hab ayaan siin doonaa Juanfran sida saaxiibadeyda kale ee xulka

14650404621122

(Madrid) 05 Juun 2016. Sergio Ramos waxa uu hoos u dhigay is maan dhaafkii dhex maray isaga iyo Juanfran kulankii fiinaalaha Champions League.

Kabtanka Real Madrid waxa uu meesha ka saaray colaad ay isu qadaan labadooda inta lagu guda jiro waajbaadka qaran kaddib doodii kululeed eek ala qabsatay labada daafac dheeshii Milan waxa ayna u sikteen in ay is fara saaraan.

 “Murano yar yar ayaa maalin walba igu qabsada xerada tababarka iyo waliba xaaskeyga marka aan joogo guriga,” ayuu arinka ka yiri.

 “Dhamaadkii kulanka waan wada hadalnay mana jiro dhibaato  –  hab ayaan siinayaa sida saaxiibadeyda kale ee xulka.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close