DAAWO: Wax kasta oo aad uga baahan tahay Koobka Ameerika

(New York) 05 Juunyo 2016 – Waxaa dalkaasi Maraykanka ka bilowday Koobka Qaramada Ameerika oo sanadkan boqol jirsadey.

Koobka Sud Americana ayaa sanadkan markii ugu horreeysey lagu qabanayaa meel ka baxsan Koonfurta Ameerika maaddaama USA uu yahay dal dhaca qaybta Woqooyiga Ameerika.

Haddaba, koobka oo ay ka qayb qaadanayaan 16 dal oo kala socda dhamaanba sedexda gobol ee koonfurta, bartamaha iyo woqooyiga Ameerika kaga bogo muuqaalkan.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close