Day: June 5, 2016
-
Bannaanka Garoonka
RAMADAAN KARIIM: Bahda Gool FM oo bulshada Soomaaliyeed ugu bishaaraynaya bisha barakaysan ee Ramadaan
(Gool FM) 05 Juunyo 2016 – Waxaa lagu wadaa in berri oo Isniin ah uu si rasmi ah u biloowdo…
Read More » -
Italy
Juventus oo AC Milan ka dulqaadaysa Mateo Kovacic
(Torino) 05 Juunyo 2016 – Max Allegri ayaa la sheegayaa inuu Juventus u igmaday inay u keenaan laacibka khadka dhexe…
Read More » -
Aasiya
XOG: Heshiiska lagula wareegayo Inter Milan oo berri la saxiixayo!
(Nanjing) 05 Juunyo 2016 – Inter Milan ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqdo in ay Suning Commerce Group ka iibsadeen…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Halyeeyada Real Madrid vs Halyeeyada Ajax 3-1
Halyeeyada Real Madrid vs Halyeeyada Ajax 3-1 Halkanna ka DAAWO sawirrada. Gool FM
Read More » -
Ameerika
DAAWO: Wax kasta oo aad uga baahan tahay Koobka Ameerika
(New York) 05 Juunyo 2016 – Waxaa dalkaasi Maraykanka ka bilowday Koobka Qaramada Ameerika oo sanadkan boqol jirsadey. Koobka Sud…
Read More » -
Wararka
DAAWO: Wax kasta oo aad uga baahan tahay guruubka C ee Euro 2016
(Zurich) 05 Juunyo 2016 – Waxaa 10-ka bisha soo aaddan ee Juunyo toos u furmi doona tartanka Qaramada Yurub oo…
Read More » -
France
PSG oo N’Golo Kante soo hordhigtay heshiis 5 sano ah iyo laacibka oo aqbalay
(Paris) 05 Juunyo 2016 Kooxda reer France ee PSG ayaa dadaalkeedii ugu danbeeyay ku jirta si ay u hesho laacibka qadka…
Read More » -
Ameerika
DHEGEYSO: Taariikhdii Maxamed Cali Kalaay & qaybtii 1-aad (Tebintii Xaaji)
(Phoenix) 05 Juunyo 2016 – Muxamad Cali Kalaay ayaa dorraad fiidkii ku geeriyoodey magaalada Phoenix ee gobolka Arizona ee koonfurta…
Read More » -
Italy
Samir Handanovic oo ku sii dhawaanaya ku biirida kooxda PSG
(Paris) 05 Juunyo 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in goolhayaha kooxda Inter Milan Samir Handanovic uu ku sii dhawaanayo ku…
Read More » -
England
Jamie Vardy oo maanta dhamaystiraya ku biiridiisa Arsenal (Aqriso faah faahinta heshiiskiisa)
(London) 05 Juunyo 2016 Weerar yahanka xulka qaranka Ingiriiska ee Jamie Vardy ayaa la soo sheegayaa inuu maanta dhamaystiri doono ku biiridiisa…
Read More »