Xaaska Jamie Vardy oo Twitter-ka ku xaqiijisay in uu ku biiray Arsenal! Mise hadaladaas maldahan laguma deg degi karo!

(London) 04 Juun 2016. Xaaska Jamie Vardy ayaa beegsatay Twitter-ka iyada oo dabka ku sii shiday wararka soo xoogeysanaya ee ah ku biiridiisa Gunners.
“Dhageysta taageereyaasha Leicester City Football Club (LCFC) afla gaado ha’iila imanina!
‘Waxba igama quseeyaan arimaha la xiriira go’aanada waayaha ciyaareed ee seeygeyga.
‘Ma aha cadaalad’.
Gool FM.