SHARDIGA qura ee uu Griezmann ugu biiri karo Manchester United xagaagan

(Paris) 04 Juun 2016. Antione Griezmann waxa uu u furan yahay ku biirida Manchester United waa hadii uu Diego Simeone isaga dhaqaaqo Atletico Madrid.
25 jirkan ka mid noqday xiddigaha loogu jecelyahay ee Europe u soo koraya ayaa waxaa saaran diirado badan oo Premier League ah.
ESPN FC waxa ay sheegtay in bixitaanka Griezmann ay ku xiran tahay mustaqnalka Simeone ee Atleti.
Waxaa la fahansan yahay in Diego Simeone ay dooneyso Paris Saint-Germain.
Mourinho waxa uu indha indheenayaa weeraryahan dheeraya, Griezmann waa mid ka mida.
Gool FM.