Nani oo taageero u muujiyey Jose Mourinho

(Lisbon) 04 Juun 2016. Laacibkii hore ee Manchester United ayaa dareen taageero ah u muujiyey tababaraha dhowaantan loo magacaabay Manchester United Jose Mourinho.

Luis Nani waxa uu ka mid ahaa xiddigihii guulaha ku gaaray Old Trafford kahor inta uusan ka tagin kaddib markii uu ka fariistay mamalka Sir Alex Ferguson.

Hada waxa uu ku sugan yahay Fenerbahce waxa uu ka yiri Jose: Wax wanaagsan ayuu ka sameeyey England markii hore. Waan ognahay waxaan fiican ayuu u qabtaa meel walba oo uu tago waxaan rajeynaynaa in uu Manchester United caawiyo si ay mar kale koobab ugu guuleysato.’

nanimourinho-cropped_1gfwzk75cmktr1bml1mqzp9qho

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close