Karuunka maanta: Neymar oo waqti la qaatay Justin Bieber

(Toronto) 04 Juun 2016. Superstar-ka Brazil waxa uu beertiisa kula soo damaashaaday Justin Bieber , fanaan si weyn dunida looga yaqaan loona xiiseeyo!
Balse, miyeysan ahayn in uu diirada saaro xulkiisa iyo Copa America? yeel keedee, laacibka Bracelona uma muuqdo mid waqtigan fasaxa ah dal xiiskiisa laga mashquulin karo…
Gool FM.