Gary Lineker oo ugu baaqay Jamie Vardy in uu diido Arsenal

o-GARY-LINEKER-facebook

(London) 04 Juun 2016. Weeraryahankii hore ee Leicester City Gary Lineker ayaa ugu baaqay Jamie Vardy in uusan ku biirin Arsenal.

2i jirka waxa uu dhaliyey 24 gool xilli ciyaareedkii dhamaaday taas oo u sahashay in dawacooyinka ay qaadaan Premier League waxaana ka mida 11-kii xiriirka ahaa ee uu ka jabiyey Van Nistelroy.

Hase yeshee, waxaa soo baxayey warar sheegaya in Arsenal ay dooneyso bixinta £20m oo ah qiimaha lagu heli karo.

Leicester waxa ay la tacaaleysaa sidii ay xiisaha Arsenal meesha uga saari lahayd balse Lineker ayaa beegsaday Twitterka  waxa uuna ugu baaqay in uu la joogo horyaalka.

Capture

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close