XOG: Zlatan Ibrahimovic oo ku biiraya Man Utd (Daawo war cusub)

(London) 04 Juunyo 2016 – Zlatan Ibrahimovic wuxuu sida ay wararku sheegayaan doortay kooxda Manchester United iyadoo warkan la rasmiyeeyn doono kahor bilowga Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 oo 10-ka bishan furmaya, gaar ahaan kahor kulan-horaadka Guruub E ay  Sweden ku wajahayaan Ireland.

Sida ay sheegayaan wararka lagasoo xuuraaminayo xeebaha England Old Trafford waa guriga cusub ee xiddig waynaha reer Sweden, kaasoo sida ay ilo ku dhow dhowi sheegayaan saxiixi doona qandaraas sanad ah, kahor inta uusan marka dambe ku biirin horyaalka Major League Soccer.

Ibrahimovic ayaan lacag soo iibsi ugu kacaynin kooxdii qaadata maaddaama uu dhamaaday qandaraaskiisii PSG, yeelkeede waa in lala meel dhigaa mushahar malaayiin ah. Halkan ka DAAWO.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close