RASMI: Dani Alves oo ku biiraya Juventus

(Barcelona) 04 Juunyo 2016 – Laacibka Dani Alves ayaa markii ugu horreeysey ka hadlay wararka la xiriirinaya Juventus isagoo yiri: “Had iyo jeer waan faraxsanahay, balse hadda in kasii badan. Waan ku faraxsanahay inuu Juve imaado.” ayuu laacibkan reer Brazil u sheegay Sportitalia.

”Wax badan baan Barcelona kula guuleystey, balse haatan waxaa yimid xilligii aan guulo kale kula raaxaysan lahaa Juve Yurub iyo Talyaanigaba, Barca si KMG ah unbaan ugasoo tegeye maalin uun waan kusoo noqon doonaa, maxaa wacay waxaan ahay taageere Blaugrana “. ayuu ku daray.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close