COPA AMERICA vs EURO 2016: Shax laga sameeyay labada tartan….(Ronaldo v Messi, Yaa ku leh?)

copaa

(World) 03 Juunyo 2016. Waxaa wada furmi doona tartamada xiisaha badan ee Copa America iyo Euro 2016.

Copa America ayaa berito ka furmi doona cariga Mareykanka halka tobanka bishan uu Euro isna ka furmi doono dalka Faransiiska.

Warsidaha Goal.com ayaa qallinka u qaatay oo shax ka sameeyay labada tartan, haddaba aqriste shaxdee kula shidan adiga ma midka Yurub mise kan America?.

SHAXDA EURO:

 copa1

SHAXDA COPA AMERICA:

copa

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close