SAWIRRO: Xulka Talyaaniga ee dhowaantan la magacaabay oo sawirro bandhig ah galay!

(Coverciano) 02 Juunyo 2016 – Xulka Talyaaniga ee Azzurri ee dorraad lagu dhawaaqay 23-ka laacib ee Talyaaniga ku metelaya Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016.

Haddaba ka bogo xulka Talyaaniga ee xagaaga ka xafiiltami doona xeebaha Faransiiska oo sawiirro cajiib ah ku galay xerada tababarka Coverciano.

Halkan hoose ka eeg sawirrada bandhigga ah.

b b1 b2 b3 b4 b5 b6 b7 b9 b10 b12 b13

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close