QIIMAYNTA FIFA: Sidee u kala horreeyaan xulalka adduunku? (Somalia halkee gashay?)

(Zurich) 02 Juunyo 2016 – Xulka Talyaaniga ayaa sare u kac ka sameeyay dhanka qiimeynta billaha ah ee FIFA World Rankings, halkaasoo Argentina lagu bedeley Belgium oo kaalinta 1-aad ku jirey.

Xulka Azzurri oo taagnaa 15aad, ayaa haatan soo tiigsadey kaalinta 12aad kaddib kulamadii saaxiibtino ee ugu dambeeyay.

Colombia ayaa kaalinta 3-aad ku jirta, halka xulka haysta KA2014 ee Germany uu 4-aad galay.

Dalkeenna Somalia ayaa galay kaalinta ugu hooseeysa midda ka sarreeysa waana heerkii ugu hooseeyay ee ay gasho sanadihii ugu dambeeyay. Halkan ka arag liiska oo dhamaystiran.

Qiimeeynta FIFA ee xulalka adduunka

1 Argentina

2 Belgium

3 Colombia

4 Germany

5 Chile

6 Spain

7 Brazil

8 Portugal

9 Uruguay

10 Austria

11 England

12 Italy

13 Ecuador

14 Netherlands

15 Switzerland

bb

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close