SAWIRRO: Gareth Bale oo tababarka kula soo biiray xulkiisa Wales iyo Aaron Ramsey oo hab cusub tinta u soo sameystay

(Wales) 01 Juunyo 2016. Gareth Bale ayaa kula biiray xulkiisa Wales tababarka ay isku diyaarinayaan Euro 2016 oo 10-ka bishan ka furmi doona dalka Faransiiska.

Bale ayaa dabcan daal badan qaba xilli uu dhawaan ka soo laabtay xilli ciyaareed dheer oo uu ugu dambeeyay ciyaartii Final ka Champions League ay kooxdiisu Real Madrid sida dirqiga ah uga qaaday Atletico Madrid kaddib rigoorayaal lagu kala baxay markii la isku mari waayay ciyaarta iyo daqiiqadihii dheeriga ahaa.

Tababarka xulka Wales ayaa waxaa ka soo muuqanayay xiddiga Arsenal Aaron Ramsey oo hab cusub tinta ka dhigtay oo kalareystay, malaha Euro 2016 ayuu ugu tala galay.

SAWIRRO:

Ramsey Ramsey1 ramsey4 ramsey5 Ramsey6 ramsey7 Ramsey8 ramsey9 ramsey10 Wales-Training a ar ar1 ar2 ar3 ar4 ar5 arr arre arrea arrr re

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close