SAF BIR AH: Ila arag shaxda laga sameeyey ciyaaryahannada Spain ee aan ka qeyb gali doonin Euro 2016

(Madrid) 01 Juun 2016. Tababaraha Spain Vicente del Bosque waxa uu dhowaan si rasmi ah u shaaciyey xulka Euro 2016 u matali doona Spain.

euro19

Hayeshee, waxa uu rug cadaaga ka soo tagay laacibiib ay qaar ka mida wadamada kula loolami doona jeclaan lahayaeen in ay iyaga u dhasheen!

Walow qaar dhaawac ciilay sida Costa iyo Dani Carvajal laakiin waxaa dheel xumo looga soo tagay ama boos loo waayey Juan Mata iyo Santi Cazorla!

WAATAN SHAXDAAS

34D2407200000578-3619766-image-a-22_1464788835633

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close